Dowlada Somalia oo shaacisay Xiliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah

Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira faafitaanka Feyruska Karoona. Shirka ayaa lagu shaaciyay in Duullimaadyada heerka Caalami ee dalka dib loo billaabayo Agoosto 03, 2020, sidoo kalana waxaa golohu ogolaaday Iskuulaadka iyo Jaamacadaha dalka in dib loo … Continue reading Dowlada Somalia oo shaacisay Xiliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah